Member

Marxuummad Faadumo C/laahi oo maanta lagu aasay magaaladda Nairobi

Marxuummad Faadumo Cabdulaahi Jaamac Allah naxariistii janno ha siiyee ayaa waxaa maanta lagu aasay qabuuraha Karikoyo e magaalada Nairobi. Dadwaynaha soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka kenya ayaa si wada jir ah waxay tacsi ugu direen qoyskii iyo qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyootay Fadumo oo kamid ahayd labo arday oo la dhigay Kenyatta Hospital markii dhakhaatiirta muqdisho ay wax ka qaban waayeen.

Shariif Xasan Maxamed oo ardayga kale ah waxaa dadwaynaha loogu baaqay in ay gacan ka gaystaan kaalmada loo fidinayo ee dawayntiisa.

Ridwaan Xaaji Cabdiweli
Nairobi,Kenya

Xigasho: SomaliTalk.com

Copyright 2003 Somali Student All Rights Reserved.
Designed & Developed By Designer Den Studio
Unautherized reproduction or modification of any content displayed or stored on this server, or any portion of it strictly prohbited.