Universities and Colleges | University of Minesota
Mankato State Univ
SouthWest State Univ
Metro State University
St. Cloud State Univ
Minneapolis Tech College
Augsburg College
College of St. Catherine
St. Paul Tech College
North Hennepin College
Normandale College
Century College
| |
Entertainment | Books
Movies
Sports
| |
Who's Online | There are currently, 4 guest(s) and 0 member(s) that are online.
You are Anonymous user. You can register for free by clicking here | |
Categories Menu | There isn't content right now for this block. | |
Login | Don't have an account yet? You can create one. As a registered user you have some advantages like theme manager, comments configuration and post comments with your name. | |
| |
Nairobi: Golihii Wasiirada DFKMG ah ee Soomaaliya oo la magacaabay iyo liiska ma Posted on Wednesday, December 01 @ 13:57:53 CST
Topic: Somali News
|
Nairobi (SomNet)Ra'iisal Wasaaraha DFKMG ah ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geeddi ayaa galabta waxa uu magacaabay 27 Wasiir oo ka tirsan golaha Wasiirada ee DFKMG ah ee Soomaaliya oo ka kooban 31 Wasiir,iyadoo 4ta Wasiir ee dhimanna dib laga soo magacaabi doono Wasaaradaha iyo Wasiirada la magacaabay ayaa waxay kala yihiin:
1-Wasaaradda Arrimaha Dibedda Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil
2-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cumar Maxamed Maxamuud (Filish)
3-Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta Yuusuf Axmed Maxamed
4-Wasaaradda Beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud)
5-Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac (Jangali)
6-Wasaaradda Caafimaadka Cabdicasiis Sh.Yuusuf
7-Wasaaradda Dalxiiska iyo ilaalinta Deegaanka Maxamed Maxamuud Xayd
8-Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Cabdalla Deeroow Isaaq
9-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Maxamed Warsame Cali
10-Wasaaradda Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta Barre Aadan Shire ( Hiiraale)
11-Wasaaradda Gaashaan dhigga Cabdiraxmaan Maxamuud Cali
12-Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir
13-Wasaaradda Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxoow
14-Wasaaradda Garsoorka Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)
15-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Cusmaan Xasan Cali (Caato)
16-Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sh.Xuseen
17-Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska Fawsiya Maxamed Shiikh
18-Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Xuseen Ceelaabe Faahiye
19-Wasaaradda Dhaqan celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Maxamed Bootaan
20-Wasaaradda Iskaashiga Gobolka Ismaaciil M.Hurre Buubaa
21-Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Xasan Abshir Faarax
22-Wasaaradda Maaliyadda Saalim Caliyow Ibrow
23-Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdirisaaq Cusmaan Xasan
24-Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Ibraahim Aadan Xasan
25-Wasaaradda Warfaafinta Cali Faqi
26-Wasaaradda Warshadaha Cabdi Maxamed Tarrax
27-Wasaaradda Waxbarashada Cali Cabdullaahi Cosoble
F.G: Afarta Wasiir ee Dhimman dib ayaa laga soo magacaabayaa .
Source: Iimaan Cali CabdiNairobi, Kenya
Somnet
|
|
| |
Article Rating | Average Score: 0 Votes: 0
| |
|
"Login" | Login/Create an Account | 0 comments |
| The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content. |
|
|
No Comments Allowed for Anonymous, please register |
|
|